"Inta maanku gaajaysan yahay, guuli waa weliye"-Hadraawi: Gudgude Dhabannahays waa dhigane loo qoray in uu la hadlo garaadka iyo damiirka Soomaalida. Wuxuu si qotadheer u sharraxayaa qaybo ka mid ah c ...Celý popis
"Inta maanku gaajaysan yahay, guuli waa weliye"-Hadraawi: Gudgude Dhabannahays waa dhigane loo qoray in uu la hadlo garaadka iyo damiirka Soomaalida. Wuxuu si qotadheer u sharraxayaa qaybo ka mid ah cudurrada bulshada iyo xubnaha ugu badan ee ay saameeyaan, bukto la bixin waayayna ay ku noqdeen. Buuggu ma soo xiganayo ilo cilmiyeed toos ah marka laga reebo aayado Qur'aan ah oo uu ka hanuun qaadanayo, cutub kastana ibofur u ah, balse wuxuu ku qotomaa raacasho cilmi, dhugasho xaaladeed, iyo fahan uu qoraagu ka qaatay dhacdooyinka nololeed ee uu goobjoogga u ahaa ama uu taariikhda dhow ee Soomaalida ka ogaaday. "Waa buug caqiibo leh." -Axmed Ibraahim Cawaale, qoraaga Qaylodhaan Deegaan, Dirkii Sacmaallada, iyo buugaag kale.
Prečo nakupovať na Enbooku?
VEĽKÝ VÝBER
Ponúkame milióny kníh v angličtine. Od beletrie až po tie najodbornejšie odborné.
POŠTOVNÉ ZADARMO
Poštovné už od 2,99 € a pri objednávke nad 60 € doprava na pobočku Zásielkovne zadarmo
SKVELÉ CENY
Ceny kníh sa snažíme držať pri zemi a vždy pod cenou odporúčanou vydavateľom, aby si ich mohol kúpiť naozaj každý.
OVERENÉ ZÁKAZNÍKMI
Získali sme certifikát "Overené zákazníkmi" na Heureka.sk. Prezrite si naše recenzie
ONLINE PODPORA
Môžete využiť online chat, email alebo nám zatelefonovať.